1. X
  2. BBC News Somali
Log inSign up
BBC News Somali
52.9K posts
user avatar
BBC News Somali
@BBCSomali
Waa bogga BBC News Somali Twitter. Kala soco wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo caalamka @BBCSomali ama bbcsomali.com
London, UK
bbcsomali.com
Joined December 2008
39
Following
625.5K
Followers
RepliesRepliesMediaMedia

Log in or sign up for X

See what’s happening and join the conversation

Continue with phone
or
Log in with username or email
Terms·Privacy·Cookies·Accessibility·Ads Info·© 2026 X Corp.
  • user avatar
    BBC News Somali
    @BBCSomali
    23h
    Maraykanka oo qorshaynaya weerar ballaadhan oo dhan ah Iiraan iyo Tehraan oo xidhitaanka Marinka Hormuz sii adkaynaysa. Halkan kala soco tebinta tooska ah ee BBC-da: bbc.in/4ftjB8Q
    7.4K
  • user avatar
    BBC News Somali
    @BBCSomali
    Jul 31
    Dhulalka Spain ee Ceuta iyo Melilla, oo ku yaalla Waqooyiga Afrika, ayaa ah xadka dhulka kaliya ee kala qaybiya Midowga Yurub iyo Afrika.
    tahriib
    Fiidiyow muujinaya markii kumanaan qaxooti ah oo Afrika ka yimid ay jabsadeen xudduudda Spain - BBC...
    From bbc.com
    5K
  • user avatar
    BBC News Somali
    @BBCSomali
    Jul 31
    Sawirro iyo muuqaallo dayax-gacmeed oo ay xaqiijisay BBC-du waxay muujinayaan in saldhigyada militariga iyo xarumaha muhiimka ah ee afar waddan la bartilmaameedsaday Luulyo 12 iyo wixii ka dambeeyey.
    .
    Baaritaan ay BBC samaysay oo lagu ogaaday khasaare cusub oo soo gaaray goobaha Maraykanka ee...
    From bbc.com
    4.9K
  • user avatar
    BBC News Somali
    @BBCSomali
    Jul 31
    Xalay, Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in la gaaray heshiis dhigaya in gebi ahaanba hubka laga dhigo Xamaas iyo dhammaan kooxaha kale ee hubeysan ee Gaza, isla markaana ciidamada Israa'iil ay ka baxaan Marinka Gaza.
    Xamaas
    Maxaan ka ognahay ama aanan ka ogeyn hub ka dhigista Xamaas - BBC News Somali
    From bbc.com
    2.4K
  • user avatar
    BBC News Somali
    @BBCSomali
    Jul 31
    La-taliyaha sare ee Madaxweyne Trump ee arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika ayaa dhawaan magaalada Qaahira kula kulmay wasiirrada arrimaha dibadda ee Masar, Eritrea iyo Soomaaliya.
    .
    Maraykanka oo sheegay in wadahadallada Qaahira ee Soomaaliya ka qayb gashay aan 'looga horjeedin...
    From bbc.com
    7.4K